|

Shirkada Dhismaha iyo Iibinta Guryaha ee Ximan iyo Xeeb oo soo bandhigtay Dhismayaal Cusub.

Cadaado:-Shirkadda Dhismaha iyo Iibinta Guryaha ee Ximan iyo Xeeb ayaa soo bandhigtay Dhismayaal Cusub.

Dhismayaashan ay soo bandhigtay Shirkada Dhismaha ee Ximan iyo Xeeb ayaa waxay yihiin Guryo iib ah iyadoona shirkadu ay sidoo kale kuguda jirto dhisida Guryo cusub oo iyana ay dooneyso inay si fudud ay ku iibsadaan Dadka doonaya inay Helaan Guryo casri ah.

Milkiilayaasha Shirkada Dhismaha Ximan iyo Xeeb C/qaadir Max’ed Sh.Cali (Kashkaash) iyo Axmed Sheekh Xasan (JageJage) iyo Eng.Axmed C/lle Geedi ayaa sheegeen in shirkadan uu u dhanyahay qalabkeeda Dhismaha iyadoona hada ka hor si toos ah u hir galisay Dhismayaal gaaraya ku dhowaad 100-Guri kuwaasi oo nuucyo kala duwan isagu jira.

Shirkada ayaa Hada waxay si toos ah u soo bandhigtay dhismayaal ay ugu talagashay in qufku uu si fudud uu ku iibsado waxana ay mas’uuliyiinta shirkadu ay sheegeen inay la tartami doonaan shirkadaha Ganacsiga ee Emaradka iyo Kenya iyo wadamo badan oo Dunida ka mid ah.

Guryahan ay soo bandhigtay Shirkada Dhismaha ee Ximan iyo Xeeb ayaa waxa u dhan dhamaan Agabka Guryaha Sida:-
Korontada, Biyaha iyo wlm

Dhismaha Guriga 1-aad

 

 

 

 

 

Dhismaha Guriga 2-aad

 

 

 

Dhismaha Guriga 3-aad

Dhismaha Guriga 4-aad

 

Dhamaan Dhismayaashan uu soo bandhigay kambaniga X&X ayaa waxay yihiin dhismayaal ay ugu talagashay muwaadhiniinta Soomaaliyeed inay ka faa’ideystaan.

Hadabada si aad u hesho Faah Faahin dheeraad ah oo ku saabasan dhismayaashan La xiriir Tell:- +252615190222 Ama +252615564341

 

 

Leave a Reply