In ka badan 23 Somali dhalinyaro ah oo ku jira xabsiyada dalalka latin america
Tan iyo markii dowladii dhexe Somalia dhacaday waxaaa bilowday qaxooti soomaaliyeed ku waas doonaya in ay ka badbaadaan dhibaatooyinka ka socda mudada labaatanka sano ah wadankaasi Somalia dadkaasi waxaa ku jira kuwo gaaray halkii ay beegsanyeen iyo kuwo iya ku markaasi ku dhibaateysan xabsiyo wadamo aad aanba aqoon Somalia ama Africa hadaba waxaan soo koobayaa warbixin kooba n oo aan ka soo aruuriyey wadamadaasi aniga oo xirii lasmeeyey dad jooga wadamadaasi qaarkood sida dalalka brazil panama Colombia iyo Guyana ama ay dadbadan u yeaning Guyana British sidoo wadanka Chile republic.
Tahriibayaal soomali ah ayaa ku xiran wadanka brazil in kabadan hal sano Wadanka brazil oon anigu aqoon fiican u leeyahay maadaama aan ku noolaa mudo labo sanao ah inta badan wax xarig ah uma geysan jiri muhaajiriinta sheegta in wadamadoodii dhibaato ugu soo carareer sidoo kale brazil waxay xiriir fiican ka dhaxeeyaa wadama Africa sida south Africa oo ay labaduba kulaalaan badweenta atlaatic tan iyo markii ay soo ifbaxeen ururka all shabab ee xiriirka la leh uruweynha all qaacida ayaa muhaajiriinta Somalida ahi ay dhib iyo xarig kala kulmaan wadankaasi brazil Somalid ayaa looga shakiyaa in ay xiriir la wadaagaan all shabab ayna doonayaa in ay u sii gudbaan dalalka waqooyiga america si ay qarbudaad u geystaan mar aan xiriir la sameeyey. mohamed all akara. oo aah madaxa laanta diinta islaamka u qaabilsan gobolak mato garoso du sul waxaa uu ii sheegay in ay 8 sedeed Somali dhaliyaro ah ay ku jiraan xabsiyada wadanka brazil qasatan gobolka sun poulo oo ah halka in at badan ay mu haajiriinta soo beegsadaan marka ay soo galyaan wadankaasi brazil MR mohamed waxaa uu ii sheegay in uu isku dayey in la soo daayo balse dowladu u sheegtey in ay ku sameynyaan baaritaan in dadkani ay xiriir la wadaagaan all shabab ama burcad badeedka Somalia balse lasii deen doono marka baaritaankoodu dhamaado sidoo kale lasiin doono magangalyo hadii ay waydiistaan wadanka brazil cab di fitaax oo ah nin Somali ah kuna nool gobolka santa catarina ee isla wadankaasi ayaa isna ii xaqiijiyey arintaas sidoo kale wadanka panama waxaa ku xiran ilaa 10 dhalinyaro Somali ah kuwaasi oo labo kamida ahi yihiin haween moxamed cismaan oo ah wakiil shirkad kamida kuwa duulimaadka oo isgu ku nool wadakaasi ayaa isna arintaasi ii xaqiijiyey waxaana ii sheegay in arimahooda ay ku jiraan laanta qaxootiga aduunka sidookale wadanka Colombia waxaa ku xiran 3 sedex dhalinyaro Somali ah ku waasi oo laahesto in ay isticmaalyeen baasabooro feeg ah sidoo kale wadanka Guyana British waxaa ku xiran maxamuud cabdulaahi oo 21 jir ah waxaana loo heystaa sida uu ii sheegay imaamka masjidka al huda ee Magaalada madaxda wadnkaasi arin laxiriirta daroogo
Shaafici xuseen waxaa isna soomaali kuna xiran wadankaasi chili
republic arintaas waxaa isna ii xaqiijeye Edward nokonda oo ah nin u dhashay wadanka Cameron.
Isku soo wada duuboo waxaad moodaa in soo ifbixitaanka all shabab ay dhib u keentey muhaajiriinta Somalida ah all shabab somaliyana sida muuqata way ku dhibayaan shacabka soomaaliyeed sidoo kale magacooda ayaa loo dhibaateynyaa muhaajiriinta iyaku ka soo fakaday dhibaatada ay ka wadaan Somalia.
Cismaan cumar muumin
Denver Colorado
United state of America
Moomin.x.c@hotmail.com
Website ka ximiniyoxeeb
