Ximan Iyo Xeeb

Xaflad Lagu Soo Dhawaynayay Madaxwaynaha Ximan & Xeeb Oo Nairobi Ka Dhacday.
Waxaa magaalada Nairobi ka dhacay shir si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb, Xildhibaano ka socda DKMG ah, masuuliyiin, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Ximan iyo Xeeb ee dalka Kenya.

Shirkan ayaa wuxuu ahaa xaflad soo dhawayn ah loona sameeyay madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb mudane Tiiceey oo dhawaan booqasho ku yimid magaalada Nairobi.

Sawirka kore waa dhalinyarada Ximan iyo xeeb oo si quruxbadan ugu labisan astaanta maamulkooda.

Shirka Nairobi ka dhacay ayaa waxaa xildhibaanadii lagu marti qaaday ka mid ahaa Xildhibaanad Caasha Cabdalla. Waxaa kaloo shirka ka qayb galay Cali Xaaji Yuusuf oo ah xildhidhibaan hore ee dawladii Carte lagu soo dhisay isla markaasna ah nin taariikh dheer ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed, ganacsato si weyn looga yaqaano dalka iyo dibadiisa ayna ka mid ahaayeen Aayatulahi iyo Abshir Aadan ayaa iyaguna qudbado ka jeediyay shirka.

Waxaa shirka khudbado ka jeediyay Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb iyo dhammaan qaybihii kala duwanaa ee bulshada, waxayna xafladii ku dhamaatay farxad iyo guul. Waxaa la filayaa in dhawaan la qabto doorashadii madaxtinimada maamulka Ximan iyo Xeeb, waxaana guul u rajaynaynaa maamulka iyo shacabka Ximan iyo xeeb ee Ilaahay ka bad baadiyay dhibaatada Somalia ku habsatay.

Sawirka kore waa Xildhibaanad Caasha Cabdalla oo shirka ka hadashay.

Waxaa kaloo iyaguna shirka qudbado ka jeediyay qaar ka mid ah ganacsatada jaaliyadda Ximan iyo xeeb ee dalka Kenya.

Waxaan si gaar ah ugu mahad celinaynaa Abdiraxmaan Sh. Guuleed oo na soo gaarsiiyay sawiradan iyo warbixinta ku saabsan shirka Nairobi ka dhacay ee jaaliyadda Ximan iyo xeeb. Raali ahaada Sawirka hoose waa Yaxye Kash Kaash oo sawirada noo soo qaaday iyo Madaxwayne Tiiceey.

ximaniyoxeebaha.com

calicad@hotmail.com

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda Ximan Iyo Xeeb Ee North America Iyo Europe
Waxaa la gaaray 10kii cisho ee ugu danbeeyay bisha barakaysan ee Ramadhaan. Waxaa soo dhawaatay Ciiddii iyo bixintii zakaatul  Fitriga. Sida aan la wada socono dalalka Europe iyo North America waxaa sakatul Fitriga iyadoo lacag ah lagu aruuriyaa masaajidda kadibna waxaa loo diraa dalalka ay ku nool yihiin dadka baahan ee Muslimiinta ahi iyadoo dadka loo wakiishay ay lacagtaas u badalaan raashin ama cuntadii ay masaakiintu xaqa ugu lahaayeen kuwa wax Alle siiyay. AQRISTOOW MA GARAN KARTAA CID SAKADA MAANTAY UGA HABOON SHACABKA SOMAALIYEED? FADHLAN SAKADA U DIR DADKA XAQA U LEH.

Hadaba waxaan ogaysiiskan jaaliyadda reer Ximan iyo Xeeb ee ku dhaqan qaaradaha aan kor ku soo xusnay in ay si deg deg ah iskaga aruuriyaan Sakada Ramadhaanka kadibna intii isku xaafad ah ama isku degaan ahiba u dhiibaan qof masuul ah, kadibna ay sakadaas u diraan dadka walaalahood ah ee xaqa u leh ee ku dhibaataysan dalka gudahiisa.

Walaalyaal waataan isku ogayn in websiteka ximaniyoxeeb ka shaqeeyo danaha shacabka Ximan iyo xeeb waxaana haddii aan nahay maamulka Ximaniyoxeebaha.com aragnay in sanadkaan ay jirto baahi wayn taasoo ka dhalatay colaadaha 20tan jirsaday iyo ganacsigii oo aad hoos ugu dhacay, sidaas daraadeed sakada kugu waajibtay ah sanadkan u dir dadka ugu xaqa badan iyo masaakiinta ku nool Ximan iyo xeeb intii aad sanduuq ku ridi lahayd.

Fadhlan ha yaraysan, haddii aad soo aruurin karto ajarka yaan lagaaga hor marin, haddii aadan aruurin karina si deg deg ah iskaga ugu dhiib dadka isku xilka saaray ee magaalada aad ku nooshahay. La socda in aan waqti harin waayo waxaa loo baahanyahay in sakadu iyadoo cunto ah gaarto dadkii xaqa u lahaa inta aan ciidda la tukan.

Zakat al-fitr is incumbent on Muslims in general. Almighty Allah says in this regard: (But those will prosper who purify themselves, And glorify the name of their Guardian-Lord, (and lift their hearts) in prayer.) (Al-A`la 87: 14–15)

According to this verse, “purify themselves” refers to paying zakah. Ibn `Umar (may Allah be pleased with him and his father) said, “This verse refers to the zakah of Ramadan. It is meant to expiate for any mistakes or wrongdoings a person may have done during this blessed month, and it is a kind of support to satisfy the needs of the poor during the `Eid.”

Ibn `Abbas said: The Prophet (peace and blessings be upon him) enjoined Zakat Al-Fitr so that those who fast are purified of their sins and the poor and needy people are enabled to arrange for their basic needs of food, clothing etc. Therefore, the Sadaqah (charity) of the person who gives before the `Eid prayer is the real Sadaqah, but if someone delays and gives it afterwards, his charity will be an ordinary one. (Reported by Abu Dawud and Ibn Majah.)

Zakat al-Fitr is mandatory on every Muslim on his behalf and on the behalf of all people he is in charge of.

Culumada iyo dadka khayrka jecel ee Ximan iyo xeeb waxaan ka codsanaynaa in ay fikrado ama talooyin diini ah oo arintan la xiriira noo soo diraan si aan aqristayaasheena ugu gudbino.

Wixii gaf ah anaga ayay nagu gaar yihiin, wixii ajar ah Allah nawada siiyo.

Maamulka Ximaniyoxeebaha.com

Cabdulqadir Climi Calicad

calicad@hotmail.com

Inside Story – What next for Somalia?
<object width="500" height="306"><param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/6_xG3yquydQ?fs=1"></param><param name="allowFullScreen" value="true"></param><param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube.com/v/6_xG3yquydQ?fs=1" type="application/x-shockwave-flash" width="500" height="306" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true"></embed></object>

Sawirada Caasimadda Ximan Iyo Xeeb Ee Cadaado
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawiradii ugu danbeeyay ee caasimadda Ximan Iyo xeeb ee Cadaado.Waxaa sawirka kore oo laga soo qaaday xaafad ka mid ah xaafadaha caasimadda Cadaado aad ka dheehan kartaa sida magaaladu u camirantahay ayna shacabku nabadda ugu naaloonayaan

sawirka kore waa xaafad ka mid ah xaafadaha caasimadda Cadaado oo hadda ah magaalada ugu wayn uguna bilicsan magaalooyinka gobolada dhexe ee Somalia.

Sawirka hoose waa shidaalka cusub ee caasimadda cadaado waana dhidaalka kaliya ee casriga ah ee ka shaqeeya gobolada dhexe ee Somalia

Sawirka hoose waa qaar ka mid ah gawaarida xamuulka iyo bagaashaka qaadda ee laga leeyahay Ximan iyo Xeeb. Waxaad arkaysaa in xaafadaha magaalada cadaado intii isku dhawba si gaar ah rinji isku eg loogu qurxiyay. Ka naxoow nafta waa’

Dhawaan waxaan idiin soo gudbin doonaa sawiro ku saabsan jaamacadaha iyo dugsiyada kale ee waxbarashada ee caasimadda Cadaado. Haddii aad tahay Somali jecel nabadda iyo horumarka shacabka Somaliyeed qaasatan midka gobolada maamulka Ximan iyo xeeb taageeradaada ku biiri sidii kor loogu sii qaadi lahaa horumarka degaanka, loona dhawri lahaa sharciga, nabadgalyada iyo kala danbaynta kuwaasoo fure u ah gaaritaanka ujeedooyinka shacabka iyo maamulka Ximan iyo Xeeb higsanayaan .

Waxaa sawiradan inaan idin soo gaarsiino noo fududaysay shirkadda dhismaha jage jage contruction company ee cadaado.(Axmed Shikh Xasan (jage jage)

Abdulqadir Cilmi calicad

calicad@hotmail.com

Somalida Maantay Xadiithkan Maxaa Ka Quseeya?
Saxiix Al-bukhari

Cabdullaahi ibnu Mascuud Allaah haka raali noqdee Nabiga (SCW) wuxuu yiri: ” Qofka Muslimka caydiisu waa faasiqnimo, dilkiisuna waa (camal) gaalnimo.”

Saxiix Al-bukhari..

Waxaa Dhawaan La Qaban Doonaa Doorashiidii Maamul Goboleedka Ximan Iyo Xeeb
Waxaa shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan shacabka Ximan iyo xeeb lala socodsiinayaa in dhawaan caasimadda maamulka ee Cadaado lagu qaban doono doorashadii madaxtinimada ee maamulka Ximan iyo Xeeb.

Dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa xiliga doorashadu dhacayso, waxaase laga codsanayaa dhammaan aqoonyahanka iyo shacabka Ximan iyo xeeb in ay taageeraan doorashada maamulka Ximan iyo xeeb si loo xaqiijiyo rabitaanka shacabka, loona adkeeyo jiritaanka maamulka ay dhisteen shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanka hoos yimaada maamulka Ximan iyo xeeb. Guusha shacabka ayaa iska leh, waxaase dhammaan waxgaradka laga codsanayaa in ay si toos ah iyo si dadbanban uga qayb qaataan sidii loo xaqiijin lahaa ujeedooyinkii loo dhisay maamulka Ximan iyo xeeb.

Doorashada madaxwaynaha iyo Maamulka Ximan iyo Xeeb waxaa iska kaashanaya dhammaan shacabka Ximan iyo Xeeb meel kasta oo ay joogaanba.

Masuuliyiin Ka kala Socda Beelaha Saleebaan Iyo Qubays Oo Nairobi Ku Shiray
Masuuliyiin ka kala socda beelaha Salebaan iyo Qubays ayaa ku shiray magaalada Nairobi.Shirkan ayaa wuxuu ku saabsanaa sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa colaad soo noq noqotay una dhaxaysa beelaha Qubays iyo Saleebaan ee deegaanka Camaara.

Masuuliyiinta ayaa waxay isla garteen in xal kama danbays ah laga gaaro colaadda soo noq noqotay ee degaanka Camaara, waxaana laysla gartay in wufuud labada dhinac ka socota loo diro deegaanka bisha Agoosto dhamaadkeeda.

Waxaan Halkaan Idinkugu Soo Gudbinaynaa Magacyada Saraakiishii Ximan Iyo Xeeb
Maxaad ka taqaan saraakiisha Ximan Iyo xeeb? waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa magacyada iyo darajooyinka saraakiisha Ximan iyo Xeeb kuwaasoo iskugu jira kuwa nool iyo qaar Ilaahay oofsaday. Marka aad aragto magacyada iyo darajooyinka saraakiishan waxaad xaqiiqsan doontaa in reer Ximan iyo xeeb kaalin muhiim ah uga jireen walina uga jiraan awoodda dalka.

1.  General Ahmed Sahal Ali Ciriiri, a four-star General in former    Somali Armed Forces.

2. General Elmi Sahal Ali, a one-star General in former Somali Police Forces.

3. General Ibrahim Roble Warfa known as Doonyaale, the hero of 1964 war and receiver of double medal.

4. General Mohamud Geeddi Fuje, deceased and former General in Somali Police Forces.

5. Colonel Abdullahi Jama Kulmie (Daanbuur), former Colonel in Somalia’s Navy Forces.

6. Colonel Mohamed Haji Adam (Bercune), former Colonel in Somali Armed Forces.

7. Colonel Black), former Colonel in Somali Armed Forces.

8. Colonel Sa’iid Haji Adam (Cagaseef), former Colonel in Somali Armed Forces.

9. Colonel Ahmed Mohamed Sheikh (Khasaro), a hero and commander of Somali-Ethiopian War in 1977.

10. Colonel Mohamed Farrah (Dabdamis), former Colonel in Somali Firefighters.

11. Colonel Hussein Dhuhul, former Commissioner of Isku-Shuban District and Colonel in Somali Security Forces.

12. Colonel Hashi Hassan Warsame (Food’adde), former Colonel in Somali Armed Forces.

13. Colonel Mohamed Jama Kulmiye (Qoordheere), former Colonel in Somali Air Forces.

14. Colonel Ali Aaden Guled, former Colonel in Somali Armed Forces, now based in Toronto.

15. Colonel Abdulle Guutaale, former Colonel in Somali Armed Forces, now based in Minneapolis.

16. Colonel Yusuf Hassan Warsame, former Colonel in Somali Armed Forces.

17. Colonel Khaliif Jimcaale Gaaregaare, former Lt Colonel in Somali Armed Forces.

18. Colonel Mohamed Aalin Halane, former Colonel in Somali Armed Forces.

19. Colonel Abdi Mohamed Ahmed-nur(Abdi Kuus), former Colonel in Somali Armed Forces.

20. Colonel Mohamud Farrah Qaareey, former Colonel in Somali Armed Forces.

21. Colonel Amiin Siid-Ahmed Haji Yusuf, former commander of anti-drug department of CID.

22. Col. Xusseen Siyaad Faarax (Qoorgaab)former Colonel in Somali Armed Forces.

23. Major Mohamud Mohamed Sigane, brilliant military leader of the clan forces.

24.Diirshe Ahmed Qaareey,former Colonel in Somali Armed Forces.

25.Colonel Abdi Alas Qaareey

26.Colonel Cabdulahi weheliye barre gaalshire

27.colonel  Cabdilahi Maxamud Guuleed

28.colonel  Cabdulqadir Cali Dable

Magacyada saraakiisha reer Ximan iyo Xeeb halkaan kuma dhamma waxaana akhristeyaasha ka codsanaynaa in ay noo soo diraan magacyada liiskan ka maqan. Wali waxaan aruurinaynaa magacyada saraakiishii reer Ximan iyo Xeeb ee heerka Gaashaanle iyo wixii ka sareeyay.

Abdulqadir Cilmi Calicad

calicad@hotmail.com

Su’aashii Najma Iyo President Obama
<object width="500" height="306"><param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/hzeuNkJV-kA&fs=1"></param><param name="allowFullScreen" value="true"></param><param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube.com/v/hzeuNkJV-kA&fs=1" type="application/x-shockwave-flash" width="500" height="306" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true"></embed></object>

Kaalin shiidaal Casri Ayaa Laga Furay Caasimadda Cadaado
Kaalin shidaalka oo cusub casrina aha ayaa maanta laga furay magaalo madaxda Ximan iyo Xeeb ee  Cadaado iyadoo dhinaca kalena Madaxwaynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb uu dhagax dhigay Isbitaal cusub kaasoo ay deegaanka ka hirgalinayaan ganacsato Somaliyeed.

Maareeyaha kaalinka shidaalka  Cadaado Sayid Cali Daahir Maxamuud oo u waramayay Idaacadda codka Gobolada dhexe ayaa sheegay in ay waqti ku bixiyeen sidii magaalada Caadaado iyo guud ahaan deegaanada maamulka Ximan iyo Xeeb looga heli lahaa shidaal nadiif ah oo tayaysan.

“Kaalinkaan shiidaal waa mid casri ah, oo la mida kuwa caalamiga ah, wuxuuna mursad u siinyaa gaadiidleyda inay helaan shiidaal lagu kalsoonaan karo” ayuu yiri Mudane Sayid Cali oo intaa ku daray in kaalinkaan uu fursad u siinayo gaadiidleyda inuusan wax waqti ah kaga lumin.

Madaxweyne Maxa’ed C/laahi Macallin Aadan “Tiiceey” ayaa xariga ka jaray kaalinkaan shiidaal, wuxuuna sheegay inay qayb ka tahay horumarinta deegaanka, wuxuuna ugu baaqay ganacsatada Ximan iyo Xeeb inay hantidooda ku maalgashadaan deegaankooda si ay uga faa’iideystaan shacabka ku dhaqan deegaanka iyo umadda Somaliyeed ee gobolada dhexe ku nool ama ku safartaa.

Ganacsatada iyo gaadiidleyda deegaanka ayaa si diiran u soo dhaweeyay, talaabadaan oo ay ku sheegeen inay tahay mid ku daysho mudan.

Madaxwayne Tiiceey ayaa hadalo dhiirigalin ah ka jeediyay labadii xafladood oo midna lagu dhagax dhigay isbitaalka Badbaado general hospital, midna lagu furay shidaal casriga ah kaasoo noqonaya shidaalkii ugu horeeyay ee nuucaan ah lagana hirgaliyo gobolada dhexe ee Somalia intii ka danbaysay dawladii milatariga ee Maxamed Siyaad barre.