Comments for Ximan Iyo Xeeb

Comment on Sawirada Caasimadda Ximan Iyo Xeeb Ee Cadaado by Maxamed c/karim
A/c,salaantaa kadib shacabka reer ximan iyo xeeb waa in ay sii horimariyaan dhulkooda hooyo gaar ahaan waa in  garoonka magaalada caasimada cadaado laga dhigo mid caalami ah oo loo dhamaystiro qalabka haga diyaaradaha.  Dhanka kale dakada gaan waa in la maal galiyo .

Comment on Caasimadda Ximan Iyo Xeeb OO laga Dhisay Aargo Cusub. by seyfullah
asc waxan adugu faraxasanahay sida wacan ee ad usoo bandhigten sawiradan adka u quruxda badan wana u mahad celinayaa walalaha inoosoo bandhigay fikir ahan waxan qabaa 2 ra.yi oo ay walalaha qaar iiga horeyen waxana weye waa mide waa in ruux walaba oo ree ximan iyo xeeb u dhashay uu isku dayaa aburista geed uusoo xulay tankalewaxa wanagasan in magaca la muujiyo oo argada lagu qoro araktideyda manta intaa ayan ku ekenayaa weyna mahadsan yixin madaxdena sharaftale iyo shacabka aan ka dhicin hadaba dhamanten waxan ku balansanahay ruux walaba mesha uu joogo shaqada haka wado kuwa gudaha jogana shaqada gacanta ha ula tagen qolahena qurba jirkahina waxan ballan ku qadeyna in wixioi qarasha ah ee ku baxaya aan ku soo shubno hadba mesha ugu fudud hadaba hal ku dhigenu waa howl kama daalno weli waa howl

Comment on Sawirada Caasimadda Ximan Iyo Xeeb Ee Cadaado by Abdirahman
asc dhamantiin asxabta kufaraxsan hormarka gobolkeena ximan iyo xeeb nimanyahow mar mar malayabtan qof dhaliilaya qof wax qabtay asaguna aan xitaa waligiis gobolkiisa wax uqaban waxa lagayaba in walidiintiisa uu qaxiyay gobolada fog fog asagoo og in gobolkiisa yahay nabad waliba somalia melaha ugu nabada badan lagu daray hadaba inta aan wadaniyadu kujirin waxaan kula talinaya in ey ugu yaraan kuheystaan naceybkooda uurkooda oo aaney cudarka ey faafinayaan naga gaarsiinin inta samaha jecel. waxaan aad ugu mahadniyaa dadka sawiradaan soo diray kan soo dabacay iyo midka jecel hormarka gobolkeen ximan iyo xeeb hanoolato

Comment on Sawirada Caasimadda Ximan Iyo Xeeb Ee Cadaado by suldaanka
marka hore waxaa mahad dhamanteed iska  leh alaah nagu manaystay awoodaha badan  marka xigta waxaan  u mahad celinaayaa dadka reer ximan iyoxeeb ee ka soo shaqeeyey  iska xilsaarida wax qabadkaan marka fursada in sawiro iyo macluumaad la keeno qof kasta ma heli karo marka waxaan ka codsanayaa walaalaha dhex jooga wadanka in dhahana ku haya wax kasta oo socda fadlan dadka idinka maqan ka farxiya oo wax wanaagsan baad haysaane wax wanaagsan u soo bandhiga  ajar iyo xasanaadna alaha idinka siiyo AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMin

Comment on Sawirada Caasimadda Ximan Iyo Xeeb Ee Cadaado by Mwx´ed C/Qaadir Cali
ILAAHOW U NAXARIISO REER XIMAN IYO XEEB IYO WIXII EHEL U AH AAMIIN.

Comment on Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda Ximan Iyo Xeeb Ee North America Iyo Europe by murshid
MURSHID

s c w walaal marka hore waxaan u mahad celinayaa websitka ximan iyo xeeb oo mar waliba ku dadaala sidii uu shacabka soomaaliyeed usamata bixin lahaa waana wax loo baahan yahay in dadka ku nool wadamada yuru iyo ameerika in saka waadkoooda ay usoo dhiibaan dadka dhibaateysay ee soomaaliyeed wuxuuna rasuulku yiri {NNKH} ????? ??? ????? ??????  oo macneheedu yahay kheyrka kan ku tusuya wuxuu lamid yahay isa oo sameeyay oo kale marka walaakey muslimka ahow ku booore walaalkaaga kale in uu dadka dhibaateysan ku kaalmeeyo wixii ale ku waajib jeelay waana mahad santihiin.

Comment on Sawirada Caasimadda Ximan Iyo Xeeb Ee Cadaado by Cabdulqaadir Maxamed
Mashaa allah aad bay u mahadsanyihiin ragii noo soo diyaariyay sawiradan, laakiin waxaan sugaynay warbixin iyo sawiro intaas kabalaaran sida goobaha kale ee deegaanka warbixinadooda iyo sawiradooda xataa magaalada Cadado wax badan oo warbixin ah ayaa ku dhiman e.g tusaale xaga biyaha magaalada waxaa iigu dambaysay iyadoo magaaladu hal matoor leh oo haweenku jirgaamo dhabarka ku arooraan oo misna aysan sahal biyo ku helayn oo xoolahana mar lagu daayo haweenkana mar, sidoo kale waa sidee suuqa magaalada iyo populationkiisa. sxbadeena qaaliga ah ee run gareeya webka waxaan ka codsanayaa in ay warbixinadaas iyo kuwii kale oo ay ogyihiin in ay naga haqab tiraan thankx

Comment on Madaxwaynaha Ximan Iyo Xeeb Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Cadaado by dinnerware
Fe http://sexcel3teh.ABABYCLOTHES.INFO/tag/mug+Fe+dinnerware/ : mug…

mug…

Comment on Maxay Tahay Ujeedada Socdaalka Cabdi Shukri ee G/Mudug? by Toastmaster
Toastmaster http://gsonicmjm.AWESOMEBABYCLOTHES.INFO/tag/manual+Toastmaster+toastmaster/ : toastmaster…

Toastmaster…

Comment on Maxay Tahay Ujeedada Socdaalka Cabdi Shukri ee G/Mudug? by parts
parts http://uwater4idu.BEDROOMPROPERTY.INFO/tag/faucet+parts+water+craft/ : faucet…

water…