Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Sheegay In Biyo La,aani Ka jirto Degmooyin Ka mid Ah Deegaanka.

Masuuliyiin Ka Mid Ah Maamulka Ximin iyo Xeeb oo codsaday in gar gaar lala soo gaaro shacabka Ximan iyo Xeeb oo ay abaaro ku dhifteen. Xubno ka tirsan Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa kor meer ay kaga soo laabteen deegaanno hoostaga magaalada Cadaado ee caasimadda u ah maamulka Ximan iyo Xeeb waxa ay ka sheegeen in ay degmooyin ka mid ah deegaanka ka taagantahay xaalad bini aadannimo oo liidata. Read More »

Etoobiyaanka Sh. Shariif Iyo Midka C/lahi Yuusuf Maxay KU kala Duwan Yihiin?

Dawladda KMG ah ee uu madaxwaynaha ka yahay Sh.Shariif Sh. Axmed ayaa guud ahaan caalamka iyo gaar ahaan dalalka dariska la ah Somalia oo ay Etoobiya ku jirto ka codsatay in ciidan Somalia faragalin ku sameeya loo soo diro. Read More »

Al-shabaab & Xisbul Islaam Oo Qabsaday Inta Badan Karaan Iyo Muuse Suudi Oo La Sheegay Inuu Iskaga Baxay

Xaaladda Degmada Kaaraan ayaa caawa u muuqata mid ay ka jirto deganaan aan cago badan ku taagnayn ka dib markii ay Dagaalo soo bilowday 04:30 Galabnimo isla markaana soo gaaray Caawa fiidkii ay ka dhaceen. Read More »

Al-shabaab iyo Xizbul Islaami Oo qabsaday Saldhiga Degmada Kaaraan

Xoogagga hubaysan ee dagaalka kula jira DFKM ee ayaa waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta Saldhiga Degmada Kaaraan, arrintaan ayaa keentay in cabsi wayni soo wajahdo xildhibaano badankoodu u dhashay deegaanka ayna ka mid yihiin Muuse Suudi, Salaad Cali Jeelle iyo Ing. Cadow oo dhammaantood degan deg/Kaaraan. Read More »

Muqdishu Oo Saakay Dagaal Ku waabariisatay Iyo Talihii Ciidanka Boliiska G/Banaadir Oo Ku Geeriyooday

Waxaa aroornimadii saakay magaalada Xamar dib uga bilowday dagaal xooggan waxaana dadka geeriyooday ka mid ah taliyihii ciidanka boliiska G/Banaadir Cali Saciid.

Dagaal Ciidanka Dawladda Ku Dhexmaray EX-kontarool Afgooye.

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada DKMG ah ee ku sugan Isgoyska Ex-Control Afgooye & Ciidamo iyaguna dawladda ka tirsan kuwaasoo ilaalo ka ahaa Gaadiid Raashin Mucaawino ah sidey ayaa ka dhacey Ex-kontarool Afgooye. Read More »